Qarax khasaaro geystay oo caawa ka dhacay Baledweyne.

0
151

Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda iyo qof shacab ah ayuu dhaawac kasoo gaaray Bam gacmeed caawa lagu tuuray Xaafada Buundaweyn ee Magaalada Baledweyne.
dhaawacyada ayaa hada lagu daweynaa goobo caafimaad ee ku yaala Magaalada.