Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada oo booqday Dagmada Bulo-burte

0
64
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada oo booqday xeryaha dadka Barakacayaasha Dagmada Bulo-burte ee Gobolka Hiiraan.
Ergeyga Madaxweynaha u qaabilsan Gurmadka Abaaraha C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Buulo Burte oo aheyd magaaladii uu ku dhashay, si ugu kuur galo xaalada magaaladaas oo muddo 10 sano go’doon aheyd, kana mid ah degmooyinka xaaladaha bani’aadanimada ka jira.
C/raxmaan C/shakuur ayaa kormeer indha-indheyn ku tagay xeryo ay degan yihiin dadka ka soo barakacay abaaraha ka jira deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.