Faah-Faahin: Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska oo lagu dilay Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.

101

Ciimada Booliska Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay

Xuseen Muumin Caddow oo ah Askari ka tisan Ciidanka Boolis kaas gudaha saldhiga booliska Jalalaqsi ku dilay AUN Faarax Cali Maxamuud oo ku magac dheeraa (Bilaacaleyk)

oo ay kawada tirsanayeen Ciidamada Booiska sidda Warbaahinta Hiiraanweyn u sheegay Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan Maxamuud Cagajoof Dabaashe