{DAAWO MUQAALKA} Wadihii Mooto Bajaajkii Galabta ku qaraxday Muqdisho oo la qabtay

5996
Jimco 5 Augusta 2020-{HMC} Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay Qarax Qasaaro Dhimasho iyo dhaawac Geystay oo galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Booliska ayaa sheegay in la qabteen Wadihii Mooto Bajaajkii Galabta ku qaraxday Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA