{DAAWO SAWIRADA} Wasiir Cabdirisaaq oo la kulmay Xildhibaannada Beeshiisa

445

Jimco, Agoosto, 5, 2022 (HMC) Xildhibaan Abdirisak Omar Mohamed oo dhawaan loomagacaabay Wasiirka Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan la yeeshay Xildhibaanada beeshiisa.

 

Kulanka dhaxmaray Xildhibaanada iyo Wasiirka Cusub ee Batroolka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay ansixinta Xukuumadda Cusub ee uu dhawaan so dhisay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

 

Wasiirka Batroolka iyo Xildhibaanada beeshiisa kulanka dhaxmaray ayaa waxa uu ku so aadayaa xili la qorsheynaayo in Xukuumadda Cusub in Baarlamaanka ay ansixiyaan.