FAAH FAAHIN Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

403

Jimcom 5 Augusta 2020  Iridda Maqaayadda Fatxi ayaa waxaa ku qarxay Mooto Bajaaj lagu soo raray wadyaabaha qarxa waxaana ku dhintay Wadihii mootada, sidoo kale waxaa qarxay boorsooyin qaraxyo ku jireen oo mootada saarnaa.

 

Ma jirto Cid kale oo waxyeelo soo gaartay oo shacabkii goobta ka ag dhawaa ah, sida ay xaqiijiyeen dad aan la hadalnay oo goobta ku sugnaa.