Madaxweyna Xasan Sheekh oo u safray dalka Eriteriya.

0
59

Isniin jan-8 2024-{HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mudane Isaias Afwerki.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here