Xildhibaanada haweenka ah ee Soomaaliya oo ka walaacsan qoondada dumarka

0
78

Talaado -26-March-2024 {HMC} Dumarka xildhibaanada ah qaarkood ayaa ka walaacsan sida ay noqon karto saamigii

dumarka ee golayaasha sharci dejinta marka uu dhaqangalo wax ka bedelka dastuurka.

Dumarkan ayaa u ololeynaya in dastuurkan cusub lagu qeexo in dumarku helaan 30%,

balse siyaasiyiinta u ololeyneysa dastuurkan cusub ayaa ku qancinaya dumarka in 30%

qeybta dumarka lagu soo saari doono xeer oo aysan u baahneyn in dastuurka lagu daro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here