{DAAWO SAWIRADA} Booliska oo Muqdisho ku xiray 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed

0
70

Sabti 1 June 2024 {HMC} Ciidanka Booliska saldhigyada degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed ay u geestay Marxuum Cabdimaalik Cali Cismaan oo 18 jir ahaa, sida uu shaaciyey taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir.

“Dadkaan waxaa ku socota baaris, waxaana la horgeyn doonaa Maxkamadda awoodda u leh.Muwaadin hadii aad lakulanto fal danbiyeed ama uu kusoo gaaro waxaad la xariirtaa xafiiska gurmad ee Ciidanka Boliiska Soonaaliyeed ee 991 ama kusoo hagaaji banaadir@bolice.g.v.so.” Ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska booliska gobolka Banaadir.

Booliska Soomaaliya oo so Xiray 11 Booliska oo Muqdisho ku xiray 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed 1 Booliska oo Muqdisho ku xiray 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed 2 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 2 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 3 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 4 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 5 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 6 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 7 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 8 Booliska Soomaaliya oo so Xiray 9 Booliska Soomaaliya oo so Xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here