{DAAWO SAWIRADA] Wafdi uu Hogaaminaayo Ra’isulwasare ku xigeenka XFS oo Gaaray Jowhar

0
54

Arbaco 5 June 2024 {HMC} Wafdi uu hoggaaminaayo ku simaha Ra’isulwasaraha ahna Ra’isulwasare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, qeybna ay ka yihiin Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, Wasiirada Beeraha, iyo Tamarta XFS, Waxaana garoonka diyaradaha Jowhar ku soo dhaweeyey Wafdigaan Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo boqolaal shacab ah.

Ujeedka wafdigaan u gareen Jowhar ayaa ah daafurka Mashruuc JOSP, oo laga faa’iidi doono in uu hagaajiyo helidda waraab ku filan ilaa in ku dhaw 370K oo beeraleey ah taas oo yareen doonta barakaca isla markaana kor u qaadi doonta wax soo saarka beeraleeyda gobalka, Yareeynta khataraha fatahaadaha gobalka oo saameyaan ilaa 1.5 Million oo muwaadin.

447421771 869877018513282 944052934922548024 n 447282732 869877025179948 2685672205039077060 n 447402734 869877005179950 7687924321480177626 n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here