Tuesday July 23, 2024 {HMC} – Saalax Axmed Ismaacil oo loo yaqaano Daaci Saalax ayay ciidamada booliska Somaliland ku xidheen Magaalada Boorama.
Sida uu Masuul ka tirsan Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland u xaqiijiyay Warbaahinta
Daaci Saalax ayaa muddooyinkii u dambeeyey baraha bulshada ku faafinayey hadallo ay siweyn u dhib sanayeen haweenka Soomaaliland.
waxaan siweyn uga carooday Hadalladaas haweenka Magaalada Hargeysa, iyaga oo dalbaday in loo xidho.






