{DAAWO SAWIRADA} 15 Mashruuc oo Laga Hirgiliyay Dagmada Aadan Yabaal.

0
135

Arbaco 24 July, 2024 {HMC} Madaxweynaha  Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xariga ka jaray mashaariic kala duwan halka kuwa cusub-na uu dhagax-dhiggay.

MASHAARIICDA DEGMADA AADAN-YABAAL
1. Dugsi Hoose Dhexe
2. ⁠Saldhigga Booliska Degmada
3. ⁠Garoonka Cayaaraha Degmada
4. ⁠Ceel-Biyood
5. ⁠Xarunta Maamulka Degmada
6. ⁠Nalalka Cadceeda
7. ⁠Dugsi Hoose Dhexe (Ceel-dheere)
8. ⁠MCH (Ceel-dheere)
9. ⁠MCH (Xirka dheere)
10. ⁠Dugsi Hoose Dhexe (Ceel-muluq)
11. ⁠MCH (Ceel-Muluq)
12. ⁠Xarunta Maxkamadda Degmada
13. ⁠Suuqa Xoolaha Degmada
14. ⁠MCH (Boos Caduur)
15. ⁠Dugsi Hoose Dhexe (Boos Caduur)

“Dhammaan adeegyadan waxaad ku hesheen Dowladnimada haddii ay noqon laheyd kuwa aan xariga ka jaray iyo kuwa aan dhagax-dhiggay.”

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Dugsiga Hoose Dhexe, Garoonka Cayaaraha, Saldhigga Booliska Degmada, Xarunta Maxkamadda iyo Nalalka cadceeda ku shaqeeyo.

Bulshada degmada Aadan-Yabaal ayaa Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle uga mahadceliyay dadaalka uu gelinayo Dowlad-dhiska iyo barnaamijka xasilinta.

DENI 2 15 Mashruuc oo Laga Hirgiliyay Dagmada Aadan Yabaal 3

15 Mashruuc oo Laga Hirgiliyay Dagmada Aadan Yabaal 4
default

15 Mashruuc oo Laga Hirgiliyay Dagmada Aadan Yabaal 7

15 Mashruuc oo Laga Hirgiliyay Dagmada Aadan Yabaal 6
default

15 Mashruuc oo Laga Hirgiliyay Dagmada Aadan Yabaal 2 15 Mashruuc oo Laga Hirgiliyay Dagmada Aadan Yabaal 1DHAMMAAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here