{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Feer Feer oo Dalbaday in Ciidamo Soomaali ah la keeno Xadka Itoobiya iyo Somaliya.

0
94

Axad 1, Sep 2024, {HMC} Maamulka Dagmada Feer Feer Soomaaliya oo wareysi siiyay Warbaahinta Hiiraanweyn ayaa ka hadlay kulan dhaxmaray Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Xaduugka Soomaaliya iyo Itoobiya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here