{DAAWO MUQAALKA} Maxay Tahay Sababta uu Fahad Yaasiin ugu Baxay Xisbigii Farmaajo?

0
179

Axad Sept 01, 2024 {HMC}  Fahad Yaasiin oo ahaa siyaasi miisaan culus kana tirsanaa Doowladii uu hogaaminaayay madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in gibi ahaanba uu joojiyay xariirkii siyaasadeed ee kala dhexeeyay madaxweeyne hore Farmaajo.

Wuxuuna sidoo kale cadeeyay in uusan qeeyb ka eheen olalihiisa ku aadan doorshada.

Wuxuuna raaligilin siiyay cid walba oo dhibsatay go,aankiisa uu ku sheegay kala guurka siyaasadeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Hoos Aqriso Qoraalka Fahad Yaasiin:

457735742 1008632014393726 7326651010990381910 n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here