{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka so Baxay Kulankii Amniga Gobalka Mudug oo ay ka qeyb ka ahaayeen Puntland iyo Galmudug?

0
68

Isniin 2, sep 2024 {HMC} Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Gobalka Mudug oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka kala socday tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here