Isniin 2, sep 2024 {HMC} Sanator Iftiin Xasan Baasto oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa xeer ilaalinta u so jeediyay in ay si deg deg ah dambi ugu soo oogto xildhibaanadii taageeray Itoobiya oo ah Cadawga Soomaaliya”.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA