{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Faah faahisay Howlgalo lagu Dilay AS

0
36

Isniin 09,Sept,2024 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Faah faahin ka bixisay Howlgalo lagu Dilay Xubno ka tirsan Kooxda AS kadib howlgalo is dabajoog ah oo ay sameeyeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here