Sabti 5 Oct 2024 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ineysan ka mid noqon doonin howlgalka cusub hadii aysan ka laaban heshiiska badda
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan uu bilaaban doono howlgalka cusub ee badalaya ATMIS.