Sabti 2,Nov, 2024 {HMC} Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta booqday Ceel-Macaan ayaa dhageystay baahida dadka deegaankaasi qabaan.
Ujeedka Madaxweynaha ayaa ahaa inuu soo sahmiyo halka laga hirgelinayo Dekad cusub oo hab casrinah loo dhisayo oo ay yeelato dowlad goboleedka Hirshabeelle.