Arbaco 6, Nov 2024 {HMC} Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta muwaadinad Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Nadiifo Cali Diini ku wareejisay dhul ay laheyd oo in muddo ka maqnaa oo Maxkamadda u xukuntay.
{DAAWO MUQAALKA} Talaabo ayaa laga Qadaa Gudoomiyihii Isku Dayo in uu Hor istaago Amarka Ka so baxo Maxkamada