Jimco Nov 22, 2024 {HMC} Nabadoon Xasan Cadde oo kamid ah waxgaradka Beesha xawaadle oo ka hadlaayay kulan ay iskugu yimaadeen Odayaasha beesha xawaadle iyo beesha abgaal ayaa codsaday in la joojiyo Dagaalka ka socdo xadka Hiiraan iyo Shabeelaha dhaxe kaas oo so noq noqday.
Home ARIMAHA BULSHADA {DAAWO MUQAALKA} Nabadoon Xasan Cadde “Xawaadloow reer Abti iyo Reer Awoowe...






