spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Waa imisa Tirada Ajaanibta Lagu Dilay Dagaalka Gobolka Hiiraan.?

Sabti, 01 Feb 2025{HMC} Cali Jeyte Cismaan Ergayga Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada difaaca deegaanka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaalo culus oo ka dhacay maalmahii lasoo dhaafay gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

WARARKA