spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Mashruuc Ganacsi oo casri ah.

Axad, 02 Feb 2025{HMC}  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay Mashruuc weyn oo ka kooban Sima 5-Star Hotel oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee dalkeennu yeesho iyo suuq (Mall) weyn oo ay u dhameystiran yihiin dhammaan adeegyada suuq casri ah looga baahanyahay.

Mashruucan ayaa qayb weyn ka qaadan doona horumarka dalka, si gaar ah caasimadda isagoo abuuri doona fursado shaqo oo tiro badan.

WARARKA