spot_imgspot_imgspot_img

Taliya Odowaa oo Tababar Usoo Xiray Cutubyo Ka Tirsan Danab

Axad, 02 Feb 2025{HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa maanta gaaray xerada Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo uu tababar ugu soo xiray dufcaddii 11-aad ee kumaandooska Danab.

Dufcadan oo tababarkooda ku qaatay Dugsiga Tababarka Gaashanle Xasan Tuure,
Intii uu ku sugnaa xerada Balidoogle, Taliyaha CXDS ayaa kormeeray cutubyada ciidamadda, wuxuuna dhiirrigelin u jeediyay ciidamada cusub ee tababarka dhammaystay. Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimada ay ciidamada Danab u leeyihiin Difaaca Dalka.

 

WARARKA