spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} MW guudlaawe oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.

Axad 9,March 2025 {HMC} Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.

Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo ciidamada dadka deegaanka ayaa la wadaagay Madaxweynaha howlgaladii ugu dambeeyay ee lagu bartilmaameedsaday AS.

โ€œHirshabeelle, ma ahan gabaad argagixiso waa sababta aan dhammaanteen dagaalka ugu jirno halka waa rejada shacabka Soomaaliyeed ee ah inaan ka adkaano Khawaarijta.โ€ Ayu yiri MW guudlaawe.

madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle ayaa mudooyinkii dambe gobolka shabellaha dhexe ka waday abaabulka dagaalka ka dhanka ah AS.

 

WARARKA