Madaxweyne firdhiye oo kulan la qaatay Carsten Carlsen.

0
17

Axad 04, May 2025 {HMC} Hoggaamiyaha dowlad goboleedka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay kusimaha danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya, Mudane Carsten Carlsen.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha nabad-dhiska, horumarinta siyaasadeed, barnaamijyada xasilinta iyo iskaashiga mustaqbalka ee u dhaxeeya labada dhinac.

Kulankan waxa uu qayb ka yahay dadaallada SSC-Khaatumo ay ugu jirto horumarinta deegaannada ay masuulka ka tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here