Wararkii ugu dambeeyay iyo Jug xooggan oo laga maqlay Godka Jilacow.

0
31

Sabti 4, Oct 2025 {HMC} Goordhaw ayaa Jug xooggan laga maqlay goobaha u dhaw xabsiga Godka Jilacow oo ay ka dagaalamayaan xubno ka tirsan AS.

Ciidamada amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli dadaal ugu jira sidii ay usoo afjari lahaayeen xubnaha AS ee kadhex dagaalamaya gudaha Godka Jilacow.

Lix kamid ah AS ka dhaxdagaalamaayay ayaa la dilay sida ay sheegayaan saraakiisha Ciidamada Amaanka ee ku sugan nawaaxiga godka Jilacoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here