fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA35 Xubnood oo ka tirsanaa Daacish Ayaa Dil Lagu Xukumay

35 Xubnood oo ka tirsanaa Daacish Ayaa Dil Lagu Xukumay

Talaado May-30-2023-{HMC} Maxkamad ku taalla dalka Liibiya ayaa lagu soo warramayaa in ay xukun dil ah ku ridday 35 qof oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin kooxda Daacish.

Saddex iyo labaatan kale ayaa lagu xiray, halka Shan qofna lagu waayay dambiga.

Eedeysanayaasha oo dhamaantood la haystay tan iyo bishii Disembar 2016-kii waa kooxdii ugu horreysay ee in ka badan saddex boqol oo eedaysaneyaal jihaad doon ah oo maxkamad la soo taagayo laguna xukumayo.

Kiiskan ayaa imaanaya lix sano kaddib markii in kabadan toddobo boqol oo dagaalyahanno ah oo taageersan dowladda Tripoli lagu dilay dagaal ay dib uga qabsadeen magaalada Sirta ee dalka Liibiya oo ay gacanta ku hayeen IS.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} DEG DEG Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala...

0
Isniin 21-Aug-2023-{HMC} Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala wareegay iyo Ceelbuur oo la filayo in maalmaha soo aadan aay soo gasho gacanta Dowlada. HALKAN...