Wednesday, February 1, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAAkhriso labo Gudoomiye oo Xilka laga qaday.

Akhriso labo Gudoomiye oo Xilka laga qaday.

Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa xilalkii si rasmi ah uga qaaday labo ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab ayaa soo jeediyay in xilalka laga qaado labadaan Guddoomiye Degmo.

C/qaadir Cali Kulane Guddoomiyihii hore ee Degmada Hodan ayaa waxaa lagu bedelay haweenay magaceeda lagu sheegay Xaawo Kiin Maxamuud Cali, iyadoo xilka isna laga qaaday Guddoomiyihii Degmada Dharkeynleey waxaana xilkaan loo dhiibay Cumar Meyre Macoow.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS