Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAAMISOM oo ka hadashay dadka lagu dilay Marka

AMISOM oo ka hadashay dadka lagu dilay Marka

War kooban oo ay Boggooda Twitter-ka ku qoreen Taliska howgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayey ku sheegen inay eegayaan waxa kajira wararka ku saabsan dilka dad shacab ah oo ay  ciidamada AMISOM kageysteen magaalada Marka.

“AMISOM waxay eegaysaa wararka laxariira dhacdada Marka.” sidaa waxaa lagu qoray Bogga twitter-ka ee Ciidamada AMISOM.

AMISOM waa markii labaad oo lagu eedeeyo inay dad shacab ah kudileen magaalada Marka ,balse dhacdadii koowaad ciidamada AMISOM waa ay beeniyeen in dadka ay dileen ay ahaayeen shacab.

Waxay kusheegeen warsaxaafadeed bishii hore ay soo saareen in eedaha laxariira dilka dadka shacabka ah ay tahay mid aan habayaraatee waxba aysan kajirin oo ay howlgalkaasi kudileen koox Al-shabab katirsan.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...