Friday, February 3, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAAqriso Digreeto : R/Wasaaraha Somalia oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Cadaaladda

Aqriso Digreeto : R/Wasaaraha Somalia oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Cadaaladda

Digreeto kasoo baxday 20-kii bishan Xafiiska Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Rashadii Cali Sharmaarke ayaa lagu magcaaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Cadaaladda .

Nuqul kamid ah Digreetadan oon helnay ayaa loogu magacaaby Dr. Ismaaciil Jimcaale Calasow in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Cadaaladda , waxa uuna masuulkan horey u ahaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arimaha Gudaha oo dhawaan laga qaaday.

R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa bilaabay isbadalo lagu sameenayo xoghayaasha joogtada iyo agaasimayaasha Wasaaradaha kala duwan ee Xukuumada Soomaaliya ,kuwaa oo in mudo ah aan wax isbadalo ah lagu sameyn.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS