Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia garabka Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Xassan ayaa si wada jir ah usoo saaray War-saxaafadeed ay uga soo hor-jeedaan go’aankii uu mooshinkooda kasoo gaaray guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanada ayaa War-saxaafadeedka ku cadeeyay inay ku adkeysanayaan Mowqifkooda waxa uuna u qornaa War-saxaafadeedkooda sida tan:-