Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeBaarlamaanka oo mar kale la hor geynayo Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta
Array

Baarlamaanka oo mar kale la hor geynayo Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta Magaalada Muqdisho ku yeelan doona kulankoodii Caadiga ahaa ayaa waxaa mar kale la hor geyndoonaa Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah oo ay soo diyaarisay Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Xukumadda Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ah Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlaywarbaahinta  Muqdisho  ayaa sheegay in maanta Ajandaha ugu muhiimsan ee Baarlamaanka horyaalla uu yahay in mar kale Golaha Shacabka la horkeeno Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah.

Xildhibaanka ayaa intaa ku daray horay Wasaarada ku shaqada leh ay Golaha Baarlamaanka u horkeentay,balse dib loogu celiyay si wax kabadal loogu soo sameeyo.

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY