Bananbax looga soo horjeedo Magacaabista guddiga Farsamada Maamul u sameeynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa malintii labaad ka soconayo magalada baladweyne ee gobolka hiiraan
Banaanbax ayaa waxaa uu hada ka socdaa gudaha magalada baladweyne gaar ahaan fagaaraha Daljirka iyo wadooyinka magalada dhaxamara  kuwaas oo lagu arka dad aad u badan oo wato marooyin iyo Lanka soomaliya
Tan iyo Markii ay wasarada arimaha gudaha soomaaliya shaacisay gudiga farasamada Maamul usameynta Gobolada hiiraan iyo Shablahaha Dhaxe ayaa waxaa so baxaayay qadhacaad farabadan oo ku adan xubanaha lamagacabay
Siyaasiinta iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa siwada jir ah uga so horjeestay gudiga farsamo ee ay magacaawday wasarada arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya
Bananbaxan ayaa Waxaa u qeyb ka noqonayaa diidmada Loga So horjeedo  Gudiga Maamul Usameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhaxe