fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
HomeBandaw ka dhaqan galay Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo Iyo Xiisad Halkaas...
Array

Bandaw ka dhaqan galay Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo Iyo Xiisad Halkaas Ka Tagan

Waxaa xalay degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ka dhacay Bandawo lagu soo rogay Magaalada kadib markii Xiisad Xoogan ay ka dhacaday degmada,Xiisadaas oo aheyd Banaanbax ka dhacay Magaalada.

Dibadbaxa ayaa looga soo horjeeday Maamul Cusub oo Degmada loo soo Magacaabay iyo Ciidamada Itoobiya.

Nabadoon C/risaaq Maxamuud Faarax oo kamid ah Odayaasha Garbahaareey oo la hadlay VOA ayaa sheegay in Banaanbaxa ka dhacay Magaalada uu ahaa mid looga soo horjeeday Xubno Cusub oo Gobolka Gedo loo soo Magacaabay.

Xaalada Degmada Garbahaareey ayaa Saaka Degan,waxaana xalay dhaqan galay Bandawo lagu soo rogay Magaalada.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO