spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Baqshad Gilisay Dadkii furay Naftooda oo Loo diray Saldhig malatari uu lee...

Baqshad Gilisay Dadkii furay Naftooda oo Loo diray Saldhig malatari uu lee yahay Mareykanka.

0
36

Jimco 11 Nov 2025 {HMC} Saldhig milatari oo Dowladda Mareykanka ay ku leeyahay gobolka Maryland, ayaa loo diray baqshad, isla markii la furay waxaa ka soo baxday budo cad, taa oo ay ka dhalatay in si dhaqso leh u miyir beelaan dhamaan dadkii ku sugnaa goobta buqshada lugu furay.

Dadka miyar beelay oo gaaraayay 7 qof ayaa si deg deg loo geeyay isbitaal kuwaas oo galay xaalad halis ah.

Illaa hadda lama oggaan halka baqshadan laga soo diray , waxaana bilowday baaritaan sirdoon oo lagu oggaanayo ujeeddada laga lahaa iyo halka ay ka timid, sida ay werisey Warbaahinta CNN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here