Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
HomeWARARKABooliska Gobolka Banaadir oo so Bandhigay nin dilay Iimaan masaajid.

Booliska Gobolka Banaadir oo so Bandhigay nin dilay Iimaan masaajid.

Maantay oo taariikhdu tahay 30/03/2023 abaaro 6:00 AM ayaa ciidanka Boliiska Saldhigga degmada W/nabadda waxaa ay gacanta ku soo dhigeen eedaysane gacan ku dhiigle ah oo lagu eedeeyay in uu dil ugaystay imaamka masaajid ku yaala deegaanka Garasbaaleey, halka uu dhaawacay mu’adinkii masaajidka taariikh markay ahayd 29 /03/2023 Abaaro 7: 10AM.
Eedaysanaha ayaa dilka u adeegsaday baangad, waxaana la sheegay in uu tabliiq ahaay masjidkana uu moddo wax ka joogay.

Si loo xaqiijiyo sababta ku kaliftay dilka, cadaaladdana loo waafajiyo eedaysana ayaa waxaa ku socota baaris.

 

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY