Monday, January 30, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeARIMAHA BULSHADA

ARIMAHA BULSHADA

Madaxweynaha Dalka Turki oo niyada u qaboojiyay Dowlada Finland Niyad jab cusubna ku riday Sweden

Isniin January 30 2023 {HMC} Dowladaha Sweden iyo Finland ayaa sugaya ogGolaanshaha dowladda Turkiga si ay ugu biiraan gaashaanbuurta NATO, waxaana labadaasi dal Turkiga horey...

{Daawo Sawirada} Ciidamada dowladda soomaliya oo la wareegay degaano horleh oo Ka Tirsan Galmudug

Isniin January 30 2023 {HMC} Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa weli howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka wada dhul ballaaran oo...

Faah faahin laga Helayo Kooxo hubeysan oo xalay weerar Xoogan ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

Isniin January 30 2023 {HMC} Dabley hubeysan ayaa caawa weerar qaraxyo ah ku qaaday saldhiga Booliska degmada H/wadaag ee magaalada Muqdisho Illaa labo qarax ayaa laga...

Diyaradaha Israa’iil oo weerar cirka ah ku qaaday wershed ku taalla badhtamaha Iran

Isniin January 30 2023 {HMC} Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in la rumaysan yahay in Israa'iil ay ka dambaysay weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha...

Maamulka Galmudug oo diyaarisay Ciidamo sugaya Amniga degaannada laga saaray Al-Shabaab

 Isniin January 30 2023 {HMC} Wasiir dowlaha wasaaradda amniga gudaha Maamulka Galmudug Cabdullaahi Axmed Calasoow ‘Shiine’ ayaa maanta Dugsiga tababarka degmada Cadaado ee gobolka Galguduud...

Xoghayaha Guud ee arrimaha dibadda mareykanka oo gaaray dalka Masar

 Isniin January 30 2023 {HMC} Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, si uu wadahadal ula...

{DAAWO MUQAALKA} Howlgaladii ugu Danbeeyay ee Laga sameeyay Deegaanada Maamulka Jubbaland

Isniin January 30 2023 {HMC} Howlgaladii ugu Danbeeyay ee Laga sameeyay Deegaanada Maamulka Jubbaland    HOOS KA DAAWO MUQAA https://www.youtube.com/watch?v=izvoPXeKieI

Dowlada Soomaliya oo digniin adag siisay Ganacsatada ka dib Hadalkii ka soo yeertay Cali dheere

Isniin January 30 2023 {HMC} Dowlada Soomaaliya ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqday ineysan dheg jalaq u siinin hanjabaada kaga timid afhayeenka Al-Shabaab  Cali Dheere ee...

Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 30-01-2023}

https://www.youtube.com/watch?v=gErgB-WvRts

FAAH FAAHIN Kooxo hubeysan oo caawa weerar Ku qaaday saldhig ku yaalla Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa weerar qaraxyo ah ku qaaday saldhiga Booliska degmada H/wadaag ee magaalada Muqdisho. Illaa labo qarax ayaa laga maqlay caawa agagaarka saldhiga...