Friday, January 27, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKACiidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Magalada Jalalaqsi Ee G,hiiraan

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Magalada Jalalaqsi Ee G,hiiraan

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya ay ku dagaalamen Degmada,iyadoo Dagaalkaasi uu geeystay Khasaaro Dhinasho leh.

Mid Kamid ah Dadka Degaanka oo la hadlay Radio Hiranweyn Ee Magalada Bladweyne  ayaa sheegay in Ciidamada ay halkaasi ku dagaalameen islamarkaana Maamulka dagmada jalalaqsi  uu ku guuleeystay in uu Xaliyo  ciidamada kawada tirsan dowlada somaaliya ee u dagaalka dhaxmaray.

Dhanka kale Wararka qaar ayaa sheegaya in dagaalka ay ku dhinteen Saddex Askari oo kuu ku jiro Sargaal lagu magacaabo  Col.Cabdullaahi Axmed Geel-qaad oo kamid ah Ciidamada Milatariga.

Lama oga waxa uu Salka ku hayo Dagaalka ka dhacay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan,

Jalalaqsi (1)

RELATED ARTICLES
- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments