spot_img
HomeCIYAARAHA{DAAWO MUQAALKA} Tartan Orod oo Loo qabtay 18 Wadan oo Afrikaan ah...

{DAAWO MUQAALKA} Tartan Orod oo Loo qabtay 18 Wadan oo Afrikaan ah iyo Soomaaliya oo Kaalmaha Hore ka gashay

Sabti 18 March 2023 {HMC} Wadanka Jabuuti waxaa lagu qabtay Tartan orod ah oo ay ka qeyb galayaan 18 Wadan oo Africa ah waxaana ka mid  ahaa wadamadaas Soomaaliya oo gashay kala horeeynta kaalma ugu horeeyo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular