KHAMIIS 30 March 2023 {HMC} Wax badan ka Ogow Tartanka Uus-buurnimada ee loo qabto rag kunool dalka Itoobiya.
WARKA DUHURNIMO
WAR DEG DEG AH :Ganacsade Goordhow lagu Dilay Magaalada Baladweyne
Arbaco-4-October-2023-{HMC} Allaha unaxariistee waxaa Goordhow Magaalada Baladweyne lagu Dilay Ganacsadi Xasan Xaaji Daahir oo Kamid Ahaa Ganacastada Magaalada Baladweyne.Ganacsadaha la dilay ayaa Mudooyinkii dambo...