Abwaan Maxamed Cilmi Dhicisoow oo kamid ah abwanada soomaaliyeed ayaa sameyay sugaantan aadka u qiimaha badan Islamarkana ku qiira gilineyso marka aad daawato.
Maxamed Cilmi dhicisow waa Abwaan Da yar waxana u so jitay indhaha umada soomaaliyeed kadib Markii u sameyay sugaanta Qiimo U leh Umada Soomaaliyeed.
Abwanka ayaa Mudooyinkii danbe ku howlana so saarida suganta wadaniga ah waxa u horay u sameyay Heeso wadani ah iyo kuwa kahadlaa dhaqanka suuban ee soomaaliya iyo waliba Gabayo ka shekeynaa qiimaha wadaniyada soomaalida.