waxaa si toos ah u furmay shirkii aaya ka tailnta gobolka iyo dib u heshiisiinta beelaha dega gobolka hiiraan waxaana shirka furay ku simaha gudoomiyaha maamulka gobolka hiiraan sheikh xuseen cismaan cali waxana goobtaasi laga jeedinayaa qudbado kala duwan
waxaa goobta uu shirka ka socdo ku sugan Egooyinka shirka ka qeyb galaya iyo siyaasiyiin xildhibaano wasiiro horay xilal uga soo qabtay dowladuhii dalka soo maray .
aqrista yaasheena sharafta leh waxan idiin balanqaadeeynaa inaan idiin soo gudbindoono shirkaasi oo dhameystiran iyo qudbadaha laga soo jeediyo intaba iyagoo maqal iyo qoraal ah in sha allah
sawir-qaade wariye tawakal