{DAAWO MUQAALKA} Ceel-biyood lagu gubay gobolka Gedo iyo shacab ka badan 10 ruux oo la dilay

0
60
Khamiis September 29, 2022 {HMC} Al shabab ayaa lagu eedeeyey iney dad shacab ah ku leysay gobolka Gedo, ayna gubeen Ceel biyood laga qodayey gobolkaas.

Masuuliyiin ka tirsan gobolka Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay shacab gaaraya 12 ruux ay kooxdu ku dishay Ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley oo u dhaxeeya Degmooyinka Bardheere iyo Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA