{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Macwisleyda Hiiraan oo Bilaabaayso Xureynta Gobolada Kalle ee Dalka

0

KHamiis September 21, 2022 {HMC} Ciidamada Macwisleyda ee al shabaab dagaalka kula galay Gobolka Hiiraan ayaa dhawaan  Bilaabaayo Xureynta Gobolada Kalle ee Dalka sida uu meel fagaaro ah ka sheegay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

SHARE