{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaarsiiyay qaar kamid ah dadka ku nool Deegaanadii dhawaan Al shabaab Laga saaray ee Gobolka Hiiraan.

0
JIMCO September 23, 2022 {HMC} Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gargaar raashin ah Gaarsiiyay qaar kamid ah Deegaanadii dhawaan laga saaray Al shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

SHARE