{DAAWO MUQAALKA} Deeq ka koban dhar iyo dawo oo la gaarsiyay ciidamada Macwisleeyda Gobalka hiiran ee ku sugan Deegaanka tareejeento

0
404

Isniin November 21 2022 {HMC} Deeq ka koban dhar iyo daawo ayaa maanta la gaarsiyay ciidamada Macwisleeyda Gobalka hiiraan ee hada ku sugan Deegaanka tareejeento oo kamid ah deegaanada dhawaan laga saaray Al shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA