{DAAWO MUQAALKA} Ex Wasiir Goodax Barre oo ka Hadlay Farqiga u dhaxeeyo Farmaajo iyo Xasan Shiikh ee Dagaalka Shabaab

0
389

“Hadaan la fasirin dib uga soo Noqoshada Goobihii Shabaab laga qabsaday,Niyad jab ayay ku keenaysaa Howlgalka socda” Cabdullaahi Goodax Bare Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA