{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdifitaax oo ka Hadlay Dagaalkii ka dhacay Ceel-qooxle

0
41

Khamiis September 29, 2022 {HMC} Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax oo gaaray Deegaanka Ceel-qooxle ee Dagmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan ayaa ka Hadlay Dagaalkii shalay ka dhacay deegaankaas.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA