{DAAWO MUQAALKA} Khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh uu ka jeediyey fadhiga Qaramada Midoobey

0

Khamiis September 21, 2022 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey isagoo ka hadlay dhinacyo badan oo khuseeya xaaladihii ugu dambeeyey ee Somalia, sida amniga, dhaqaalaha iyo qodobo kale.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

SHARE